LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Faa'iidada Frankincense/ Fooxa / maydi


 Frankincense ama Maydi  waa mid kamid ah dhirta ugu qaalisan uguna faa'iidada badan waxa loo istic mala siyaaboyin badan oo kala duwan oo ay ka mid tahay cibaadooyin diimeed, daawayn dhaqameed, iyo qurxiin. waxaa laga soo saaraa geedaha Boswellia, kuwaas oo si gaar ah ugu badan waddamada somali, cumaan, iyo yemen. 

Isticmaalka Fooxa (Frankincense) ee dhaqanka Soomaaliyeed:

1.  Soo dhaweynta Martida: Waxaa la shida isagoo caraf lagu daray xiliga boqashada, xaflada aroos  iyo munaa sabadaha farxada oo dhan .

2. Daawo dhaqameed: Fooxa waxa loo adeegsada dawayna xanuuno badan sida  
  • Dawaynta Infectionka, 
  • Kordhinta xusuusta
  • Nadiifinta dheefshiidka
  • Dawaynta  qumanka 
  • Ka qayb qa dashada dawaynta kansarka
  • Dawayna xanunada neefta
  • Kor u qaadista difaaca
  • Dawaynta calool fadhiga
  • Isu dheeli tirka hormone ka estrogen ee dumarka
  • Dawaynta qufaca
  • Jidhka ayu gudaha ka nadiifiyaa
  • Nadiifinta kalyaha
  • Daa waynta nabarada  
2. Qurxinta: Wuxuu kamid yahay wax yabaha/ dhirta dabiciga ah ee laysu qurxiyo timaha iyo maqaarka ba faa'iidoyin aad u badana siya sida
  • Maqaar ka oo uu gijiyo oo calamadaha gabowga kasaro 
  • Wuxuu siya maqaarka cadayn 
  • Wuxuu dawo ka yahay oo ka bi iya maqaarka finanka 
  • Wuxuu bi iyaa nabarada iyo mad madawga 
  • Kalarka maqaarka ayu isku mid ka dhigaa 
  • Wuxu siyaa dhalaal iyo nadif wajiga ma jidhka
  • Wuxu siyaa qoyaan maqarka 



Post a Comment

0 Comments