LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Faa'iidada laga helo cunto kasta

 


Cunto kasta waxay leedahay faa'iidooyin kala duwan, waxaana muhiim ah in qof kasta ogaado faa'iidooyinka ku jira cunto kasta si uu u ogaado cuntoo yinka jidhkisu u bahan yahay iyo xiliyaday ku kala ha boon yihin.

 Kalluunka: Kalluunku waa cunto aad u nafaqo badan, waxaa laga helaa faa'iidooyin dhowr ah sida 
  • Omega-3: Waa dufan muhiim u ah caafimaadka maskaxda iyo hoos u dhigista khatarta cudurrada wadnaha.
  • Vitamins: Kallunku wuxu hodan ku yahay fiitamiin D iyo fiitamiin B2 (riboflavin.
  • Macdano: Waxaa ku jita kalluunka macdano muhiim ah sida calcium, fosfoorus, iyo bir.
  •  Portein: Waxu kaa caawinaya dhismaha iyo dayactirka murqaha. 
Hadii aad kudarsato kalluunka cuntooyinkaada waxay kuu nqonaysa hab fiican oo aad caafimaadkaaga ku xoojin kartid.





Ukunta ama beedka: Ukuntu waxay leedahay faa'iidooyin badan, waxaana kamid ah:
  • Kolin: Waxaa ku jira kolin oo muhim u ah caafimaadka maskaxda iyo xasuusta.
  • Vitamins: Waxaay hodon ku tahay vitamins sida B12, D iyo A oo muhiim u ah caafimaadka guud, koritaanka iyo indhahaba.
  • Portein: Waxaa ku jira portein tayo sare leh, taasoo ka caawisa dhismaha lafaha iyo ilkaha.
  • Antioxidants: Waxaa ku jira antioxidants sida lutein iyo zeaxanthin, oo  ka caawinaya caafimaadka indhaha.
Ukuntu waa  cunto nafaqo leh oo jidhkagu ka helayo faa'iidoyin badan hadaad jogtayso.    
                             

Koostada: Koostadu waa cunto aad u nafaqo badan oo laga helo faa'iidooyin badan sid
  • Vitamins: Koostada waxa ku jira vitamino  badan oy ka mid tahay B12 iyo D.
  • Minerals: Waxaa ku jira macdano muhiim ah sida iodine, zinc, iyo selenium ku waas oo muhim u ah shaqada jidhka.
  • Protein: Waxay hodan ku tahay protein tayo sare leh.
  • Omega-3: Waxay hodan ku tahay dufanka omega-3 oo muhim u ah caafimaadka maskaxda iyo wadnaha.





Post a Comment

0 Comments