LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Best way to loss weight/ Hababka ugu wa naagsan ee misaanka loo dhimo

Hababka ugu wanaagsan ee misanka loo dhimo waxaa ka mid ah:

1. Cunto Caafimaad Leh: Raadi oo ku dadal cunista cuntooyin caafimaad leh oo ay ku jiraan khudaarta, midhaha, hilibka cad, iyo hadhuudhka. iskana ilaali cuntooyinka lawarshadeyay iyo sonkorta badan.

2. Jimicsi Joogto Ah: Samee jimicsi joogto ah sida socodka, orodka,  yogada iyo jimicsiyada xoogga sida gym ka. ujeedo ugu yaraan 150 daqiiqo oo jimicsi dhexdhexaad ah toddobaadkii.

3. Cabidda Biyaha:  Biyo badan cab maalin kasta mar marka qaar haraadka ama oonka aya lagu khaldaa gaajada sido kale biyuhu waxay jidhka ka nadifinayaan wasakhda

4. Hurdo wanaagsan: 
 

Post a Comment

0 Comments