1. Su'aal: Waa maxay calamadaha lagu arko qofka wadnaha ka xanusanaya?
- Wuxu qofku ka daremaya culaays fedhaha dhanka midig
- Wuxu qofku darema nakhas iyo cidhidhi hawo
- Waxa qofka ku dhaca qufac aan jogsi lahayn
- Waxa lagu arka qofka barar waliba qaybta hose ee jidhka sida lugaha iyo qoobka mar marna gacmaha
- Waxa lagu arkaa qofka kabaabyo, lugo xanuun iyo gacmo xanuun
- Waxa lagu arka lugo qabow iyo daal aad u badan
2. Su'aal: Waa maxay calamadaha lagu arko qofka qaba cudurada ku dhaca qanjidhka thyroid ka?
- Garaca wadna oo bata/ sare ukaca xataa xiliga ay nasanayaan
- Waxaa gariira/ jareya gacmaha cilada waxa daremi kara kaliya dhakhtarka marka uu badhayo
- Waxaa lagu arkaa in dheefshiid koodu aad u dagdago tusaale saxarada qofka oo aad u badata ama shuban badan
- Waxaa lagu arka xasuus yari ama in fikir koodu yarado
- Waxaa lagu arkaa hurdo yari iyo walwal badan
- Waxaa lagu arkaa caado wareer dumarka
- waxaa lagu arkaa oo uu sababa dhalmo la'aan
- Haduu ku dhaco hooyo uur leh xanuun kani wuxu sababa dilida ilmaha
- Waxa lagu arkaa ku layl iyo dhidid aad u badan xataa hadu degaanka qabow yahay
- Waxaa lagu arkaa murqo xanuun
- Waxaa lagu arkaya qofka indho waaweyn oo banaanka u soo baxsan
3.Su'aal: Waa maxay Astamaha ama calamadaha Xanuunka?
0 Comments