LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Daryeelka xiliga uurka

 

 Hooyada xiliga ay ku jirto xalada uurka waxay u bahantahay daryeel khaas ah waxay ku jirta xaalad haday samayso  wax yabo badan oo cadi u ah dadka kale iyada ku keeni karta dhibaa toyin khatar galinaya nafteda iyo nafta ilmaha caloo sheda ku jira waxyabahasi waxay noqon karaan qaar kamida cuntooyinka, karemada, dawooyin, iyo wax yabo kalo badan hoos waxaan ku soo gudbinayna wax kasto ku haboon hooyada xiliga uurka iyo wax kasto aan ku habonayn.
 
Vitaminada & mineralska  muhimka u ah

Folic Acid: Folic Acid waxay ka hortagta ilma aykudhacdo xanuno badan allah baa haye sida in ilmuhu  la aanti ama haduu ka maqan yahay dhasho bila xangule ama isagoo dhabarka waxay ka qaba  hooyada waxay ka helaysa inerji iyo awood dheeri ah waxay yaraysa lalabada walaca sido kale hooyada rabta inay uur qado way sii cuni karta waxay ka caawinaysa inay uur qaado dadka dhalmo la aanta ka cabanaya way uficantahay dhibatada dhalmadu ka cawinaa bil kasta wa inay qadato wuxu kor u qada difaca jidhka waxy dawaysa anemia da waxy kor u qada RBCs ka waxay caawisa dawaynta depressionka .

Omega3: vitaminkan wuxuu aad uga qayb qata horumarinta maskaxda, indhaha, caqliga, fahanka iyo neerfaha ilmaha calosha ku jira wuxu kalo aad uga hortaga inu hooyada ku dhaco dhiikarka xiliga uurka iyo inayn su mowdo hooyada uurka lihi xiliga uurka wuxu kalo ka hortaga inay hooyadu dhasho inta aan la gaadhin xiliga ama shisha dhalmadeda saxda ah wuxu ka ilaliya ilmaha inu ku dhasho misaan ka yar misaankisa dabiciga ah sido kale wuxu ka hortaga inu hooyada ku dhaco depression ama niyad jabka dhalmada kadib.

Vitamin D: waa vitamin aad ugu wanagsan cid kasta wuxu muhiim u yahay sida ilkaha iyo  lafa  hadu kamaqan yahay jidhkaga waxaad isku arkaysa timo daadasho, hawada ama neefta oo qofka ku dhagta, xasaasiyad, lafo xanuun xata qofku siyar ku jabo, ilkaha oo data, difaaca jidhka oo yarada  xanuunada oo siyar isaga dhaca mar marka qaar wuxu ka qayb gala cafimaadka dareemaha si nafsiyan ah  iyo waxyalo kale  hooyada uurka leh haday qadato waxay yaraynaysa inay dhacdo in ilmaha yari ku dhasho cuduro badan sida neefra, xiiqda, xasaasiyada laabta sida darteed  hooyada uurka leh waa inay qadato iyadoo dhakhtar kala tashanaysa qaabkay u qadan lahayd .

Vitamin B12: Waxaay kordhisa ama kor u qaada unugyada dhiiga cas, waaxay ilaalisa cafimaadka nerfah yaasha jidhka, waxay caawisa cafimaadka lafaha, waxay kor u qaada quruxda  timaha, cidiyaha iyo maqaarka, waxay kor u qada awooda qofka,  waxay yareysa daalka,  wuxu wanaajiya cafimaadka wadnaha, wuxu kor u qada habdhiska difaaca, waxay yareysaa murugada iyo stress ka, waxay ilaalisa xanuunada ku dhaca indhaha, waxay ka ilaalisa ilmaha calosha ku jira xanuunada wadnaha, waxay horu marisaa ama kor u qaada maskaxda ilmaha yar iyo horumarinta neerfayasha iyo laf dhabarta, waxay kor u qada unugyada dhiiga cas ee ilmaha yar.

Zinc: Wuxu ka mid yahay vitaminada uu jidhka qofku si waayn ugu bahaan yahay wuxuu kor u qaada difaca jidhka, wuxu u fican yahay oo kor u qada dhefshiidka wuxu  mihiim uyahay nerfayasha jidhka,wuxu kor u qada caafimaadka lafaha, wuxu siya awood, wuxu aad ugu fican yahay timaha wuxu siyaa qurux iyo korimo fiican, wuxuu wanaa jiya araga indhaha, wuxu hagaajiya oo u fican yahay dareenka urta iyo dhadhanka,





Vitabiotics pregnacare: waa vitamin aad ugu wanagsan hooyada uurka leh waxa ku jira 19 Vitamins & Minerals Folic Acid, D3, B12 oo ah vitamino dhamaan hooyada urkaleh kacawinaya caafimadkeda iyo kan ilma yar inta ay uurka ledahay sida inay xalad dhiig la an inay hooyada ku timaado, tamar daro iyo nafaqo daro inay ku timaado, inu ilmaha yari ku dhasho xalado aan dawo lahayn sido kale inu nerfihisa dhawac gaadho iyo in ilmahoon bilihisa gaadhin hooyadu soo turto allah ba qadarta haye vitaminkan waxa ku jira dhamaan vitaminada uu u bahan yahay jidhka hooyada uurka leh.
  

Vitaminada & dawooyinka khatarta ku ah hooyada
 






































Post a Comment

0 Comments