LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

U ga dhig maqaarkaga mid ka yar dadaa'da si dabici ah

 

Waxaa jira dad badan oo wajigodu ka wayn yahay dadoda qof 20 jira oo 30 jir u eg hadaba waxan kuu hayna waxyabo daciya oo kaa dhigaya qof wajigisu ka yar yahay dadisa.

1. Flaxseed








Midhahani waxay ka mid yihin waxyalaha sida wayn uga hortaga dada waxa ku jira colagen oo ah mado ka hortagta duduubka dadu keento waxa kalo loo adegsada waxyabo iyo fa idoyin badan waxaa kamida wax yabah u aadka ugu fican yahay timaha wayo waxa ku jira madada vitamin E oo aad timaha iyo maqaarkaba ugu fican midhahan maqaarka iyo timaha kaliya uma fiicne waxa kalo oo u fican yahay cabida waxa kujira omega3 waxu kalo dawo kayahay calool fadhiga, balaha indhaha iyo suniyaha oo u si fican u koriyo iyo wax yaale kalo badan.


Sida loo isticmalo 

  1. Flaxseed  lashiiday +canaha yogurt + malab  maskan wajiga dada iyo dudubku kasara
  2. Flaxseed + biyo isku kari maska timaha xata wajiga waad u isticmali karta
  3. Flaxed + biyo isku kari kadib kudar olivere gel + castor oil balo dhaadher iyo suniyo badan
  4. Flaxed lashiday kadib biyo ku qas cabida

2.  Strawberry + egg white








Strawberry ga waxa ku jira collagen oo maqarka dada iyo duudubka kala dagalanta waxa una ka dhiga maqarka mid nadifa oo dhalalaya waxa kalo maqaarka siya iftimin waxa ku jirta vitamin c ukunta / beedkuna intisa cad  aadbu maqarka u gu fican yahay.

Sida loo isticmalo

Ukunta/ beedka intisa cad ku shiid strawberryga kadibna iskudaa mudo 15 minute ah kadibna biyo diran iskaga maydh.

3. Rice 









Bariisku waa waxyabaha ugu fican xaga isqurxinta dabiciga ah wana waxyabaha ugu badan oo ay isticmalaan korean ku oo aad ugu horeya skin care ka bariisku wuxu ka hortaga dada wuxu qurxiya maqarka wuxu siya cadayn wuxu siya dhalaal iyo qurux badan maqaarka iyo timahaba.

Sida loo isticmalo 

bariska intaad karisid shiid oo kudar vitamen E waa mask u fican maqaarka iyo timahabasifican u dhaq kadibna biyo ku radi mudo sacad ah waxaad u istic mali karta timaha iyo maqaarka timaha wu dhereya maqarkana wuxu u noqon kara toner dabici ah wuxu ka dhigaya mid qurux badan oo dhalalaya sida skin ka korean ka oo kale.

Post a Comment

0 Comments