Waxa jira daad badan oo jecel inay misaankoda kordhiyaan lakiin mara wadoyin khalada oo aakhirka naftoda halis galisa taas badalkeda hadaad jeceshahay inaad misan kaga kordhiso waxan kuu hayna wado aad ku kordhin karto misankaga oo an waxkugaysan dawoyikani waa vitamins natijada rabtayna ku sinaya aamin na u ah naftada.
1. Feroglobin
Feroglobin waxay kamid tahay vitamins ka misaanka kordhiya waxa kalo ay jojisa timo dadashada waxay dawo utahay dadaka ayku dhacdo anemia waxay ku sinaysa iron waxay kaa bi inaysa daalka waxay kordhisa dhiga cas.
Sida saxda ah ee loo isticmalo Feroglobin
waxaad qadanaysa caloshado madhan cuntada kahor 1sacad ama cunada kadib 2 sacadood waxadna iska ilalinaysa cuntooyinka iyo dawooyinka boratinka ku jiro ugu yaraan 7 sacadoob markaad dawada qadatid waxaadna badsata cabida biyaha iyo qudaarta cagaran waad.
2. Yeast tablets
Yeast tablets waa dawo ka samaysan khamirad/ faxiso waxay ka mid tahay dawoyinka ugu fican ee misanka kordhiya waxa ku jira vitamins badan sida vitamin B, chromium, zinc, iron, potassium iyo proteins waxay ku sinaysa cidiyo quruxbadan oo awood leh ,timo qurux badan on dadan iyo maqaar iftimaya.
Sida loo isticmalo
waxaad isticmasha cuntada kadib 3 xabo maalinti iska ilaali inaad isticmasho cuntada kahor hadaad misanka rabtid inaad kordiso cuntada kahor hadaad qadatid misankay kaa dhimaysa.
3. Fenugreek capsules
Dawadani waxay kasamaysan tahay xulbad waxayna ka mid tahay dawoyinka sida aadka u fican u kordhiya misaanka dawadan xulbadu waxay kalo isu dheli tiraysa hormonada jidhkaga, waxay dheraysa timaha, waxay nadaminaysa sonkorta jidhkaga ku jirta, waxay nadamisa subaga beerka ku jira iyo faidoyin kalo badan. dawadani waxay ku ficantahay ma urto sida xulbada caadiga ah.
Sida loo isticmalo
waxaad qadanaysa labo xabo malin kasta cuntada ka hor.
0 Comments